Wednesday, May 1, 2024

SAWIRRO: Alshabaab oo diyaarisay dagaalyahanno ka dagaalama gudaha Kenya

Madaxda Alshabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalameyaal Kenyaaan ah oo ka howgeli doono dalkooda gudaha dalkooda.

Muuqaalo ay abahisay Al-shabaab ayaa lagu soo bandhigay dagaalyahanno tababar loo soo xiray oo u badan Kenyaan, kuwaaso lagu  carbiyay Koofurta Soomaaliya.

Afhayeenka  Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo muuqaalka kasoo muuqday ayaa dagaalyahannada cusub ee Kenyaanka kula dardarmay inay caddowga kula dagaalamaan Gudaha Kenya, ayna noqdaan kuwii furan lahaa Kenya

Ad

DAAWO SAWIRRADA

T3

T1

- Advertisement -

T5

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON