Wednesday, May 1, 2024

Muwaadiniinta iyo Diblomaasiyiinta Kenya oo lagu soo rogay inay Fiiso kusoo galaan Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Kenyaanka ee imaanaya Soomaaliya kusoo rogtay inay marka hore qaataan Dal-ku-gal (Visa) Soomaaliya, halka markii hore lagu siin jiray Garoomada dalka.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay iyado la fulinayo siyaasadda dowladda Federaalka laga bilaabo 13-ka Disembar 2020 in Kenyaanka ku safraya Baasaboorka ee doonaya inay soo galaan Soomaaliya in laga doonayo fiiso, ayna ka qaadan karaan safaaradaha Soomaalida.

Sidoo kale Diblomaasiyiinta Kenya ayaa laga rabaa inay ogolaansho ka heleaan Wasaradda Arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON