Wednesday, May 1, 2024

Maxkamadda Sare oo bilowday Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Xisbiga Sheekh Shariif & Hay’adda Duulista Dowladda [Daawo]

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta u fariisatay dacwad u dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo hoos tagta wasaaradda Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya.

Dacwadda ayaa ku saabsan xayiraadii Garoonka diyaaradaha Muqdisho lagula kacay Shariif Sheekh Axmed oo kusii jeeday magaalada Kismaayo, iyadoo dacwadan uu guddoominayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Baashe Axmed Yuusuf.

HOOS KA DAAWO DHAGEYSIGA KIISKA DACWADDA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON