Wednesday, May 1, 2024

Maxkamadda Hargeysa oo amartay in Bilaal Bulshaawi degdeg looga masaafuriyo Somaliland

Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa mar kale saaka la soo taagay Bilaal Bulshaawi oo ah wiil caan ka ahaa baraha bulshada oo lagu xiray magaalada Hargeysa.

Maxkamada Hargeysa ayaa maanta ku riday Bilaal xukun ah inuu muddo 48 saac uga baxo degaannada Somaliland, iyadoo laga masaafurinayo magaalada Hargeysa, laguna celinayo magaalada Muqdisho.

Wiilkan oo muddo bil ka badan ku xirnaa Hargeysa ayaa lagu soo eedeeyay inuu Maqaayad Ku taalla magaaladaasi ku dalbaday Shaah lagu sameeyay Calanka Soomaaliya, taasoo denbi looga dhigay.

Ad

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa dhawaan ballanqaaday siideynta Bilaal bulshaawi markii ay meel fagaare ah uga codsatay gabar ka mida ka qeybglayaashii.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON