Wednesday, May 1, 2024

Majaajiliiste iyo Abwaan Caan ahaa oo maanta ku Geeriyooday magaalada Burco

Waxaa maanta magaalada Burco, Gobolka Togdheer ku geeriyooday Majaajiliistecaanka ahaa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle.

Marxuumka oo sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa oo Soomaalidu weyn u daawan jirtay muuqaalladiisa kala duwan ayaa wuxuu caan ku ahaa sheekooyin ay inta badan isla soo jili jireen Abwaan Jawaan oo ay saaxiibo ahaayeen.

Sooraan ayaa in muddo ah xanuunsanaa, waxaana dhowr jeer oo hore si been abuur ah loo shaaciyay inuu dhintay, balse waxay geeridiisa ku beegneyd maanta.

Ad

Waxaa la xaqijiyey inuu Marxuum Sooraan uu ku dhacay cudurka safmarka ah ee Covid-19, kaasoo la sheegay inuu markii danbe u geeriyooday.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON