Tuesday, April 30, 2024

Magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan 11-ka Senator ee Gobollada Waqooyi u galay Aqalka Sare

Awood qeybsiga beelaha ee 4.5 aya saameyn ku leh sida loo qeybsaday kuraasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo ay kusoo baxeen 11 Senator.

11 Senator ayaa ka mid noqday senatoorada Aqalka sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday xarunta xalane ee magaalada Muqdisho 29-30 September 2021.

Senatorooda kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland oo hore 4.5 loogu saleeyay qeybsigooda ayaa beelaha ay kasoo jeedaan waxay kala yihiin:

Ad

1. Senator Cabdi Xaashi C/llaahi – HABAR-AWAL.

2. Senator Nimco Xasan Xaaji – HABAR-AWAL

3. Senator Cusman Abukar Dubbe – HABAR-JECLO

- Advertisement -

4. Senator Saciid Cabdi Xasan Cawke – HABAR-JECLO

5. Senator Axmed Maxamed Siciid Cirbad – GARXAJIS

6. Senator Axmed Ibraahim Maxamed Qorane – GARXAJIS

7. Senator Saalax Axmed Jaamac – GARXAJIS

- Advertisement -

8. Senator Layla Axmed Ismaciil – CARAB

9. Senator Prof. Cabdi Ismacil Samatar – SAMAROON

10. Senator Deeqa Xasan Xuseen – SAMAROON

11. Senator Bilaal Idiris C/llaahi – CIISE

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON