Wednesday, May 1, 2024

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo shaaciyey Sababtii ay u eryeen Shirkadda DP World

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay dacwadda ka dhaxeysa dowlada Jabuuti iyo Shirkadda DP World oo laga eryay dekadda weyn ee Dooraale oo ay maamuli jirtay.

Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Jabuuti ay leedahay saamiyada ugu badan ee dekadda, ayna arkeen shirkadda DP World aysan ka shaqaynaynin danaha dekedaha Jabuuti, danta dalkaasi, kadibna ay qaateen go’aankii ay kagala wareegeen maamulkaa dekadda.

Isagoo wareysi siiyey BBC-da ayuu caddeeya  inay DP World u ogol yihiin saamigeedii inay ku ekaato oo laga doonayo inay ixtriraamto dowladda Jabuuti oo leh saamiga ugu badan, isagoo yiri: “Waan u ogolnahay saamigoodiii, balse waa in la ‘isku ixtiraamaa sida loo kala saami badan yahay”.

Ad

DP World ayaa dacwad ku soo oogtay dowladda Jabuuti iyadoo ay qaadi doono maxkamadda arrimahan ku shaqada leh ee fadhigeedu yahay Ingiriiska.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON