Wednesday, May 1, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Safiirka Idman ee Dowladda Qatar u soo magacawaday Soomaaliya [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta qaabilay oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Qatar u soo magacawday Soomaaliya.

Safiirkan oo ah mid idman oo awood u leh inuu heshiisyo magaca dowladiisa ku galo ayaa lagu magacabaaa Xasan Xamsa Asad, waxaana xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxtooyadda Soomaaliya ii ka guddoomay warqadahiisa aqoonsiga.

Safiir Xasan Xamsa, ayaa fadhigiisu noqon doona magaalada Muqdisho, waana safiirkii ugu horeeyay ee Qatar muddooyinkan danbe u soo magacawdo Soomaaliya, iyadoo hore wakiil uga ahaa Soomaaliya arrime-fuliye.

Ad

Dowladda Qatar ayaa saameyn ku leh xaaladda Soomaalia, waxaana la sheegaa in madaxda dowladda Federaalka ay si weyn ugu dhow yihiin dalka Qatar.

Amiirka Dalka Qatar oo Safiir aan caadi ahayn u soo magacaabay Soomaaliya [Akhriso]

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON