Wednesday, May 1, 2024

Madaxweynaha Puntland oo ku dhaqaaqay Xil ka qaadis iyo Magacaabis (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday kuna magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari G/dhexe Cabdirashiid Barre Maxamed (Aamusane).

Wareegtadan oo soo baxday saacado kadib markii weerar is-miidaamin ah ka dhacay magaalada Garowe lagu dilay guddoomiyihii Gobolka Nugaal; waxaana Madaxweynaha Puntland wuxuu xilka Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari u magacaabay /Dhexe Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Qaal.

Taliye ku xigeenka cusub ee la magacaabay ayaa laga soo wareejiyay Ciidanka Daraawiishta, iyadoo loo soo wareejiyey Ciidanka Booliska Puntland. Xeerkani wuxuu dhaqan gelay markii saxiixay Madaxweynaha Deni.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON