Tuesday, April 30, 2024

Koox hubeysan oo Gaalkacyo ku dishay dad barakacayaal ah

Koox hubeysan ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug dil ugu geystay Barakacayaal degan magaaladaasi iyadoo aan la ogeyn sababta.

Saddex ruux oo ka mida qoysaska Barakacayaasha ee deganaa  Kaamka buula-bacley ee Magaalada Gaalkacyo ayaa la dilay markii ay weerar ku qaadeen koox hubeysan.

Lama oga sababta kentay dilka dadka barakacaayasha ah oo kaamkooda lagu weeraray, waxaana arrintan ay cabsi weyn ka dhalisay kaamka.

Ad

Dadka la dilay ayaa la sheegay in tiro ahaan ay gaarayaan saddex ruux oo ay ku jirto qof haween ah.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON