Wednesday, May 1, 2024

Guddoomiyihii Degaanka Kulbiyow oo lagu dilay Weerarkii Alshabaab

Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay weerarkii Alshabaab ku qaaday degaanka Kulbiyow ee degmada Badhaadhe, iyadoo dagaalkaasi lala beegsaday xerada ciidamda Kenya  iyo maamulka Jubba.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa xaqiijinaya in weerarkaasi lagu dilay Duqii magaalada Kulbiyow ninka lagu magacaabo Mohamed Tuuryare Nuux oo la sheegay inuu dagaalku qabsaday.

Geerida Guddoomiyaha degaanka Duqa Kulbiyow waxaa xaqiijiyay dadka degaanka iyadoo dhinaca kale lasoo weriyay dad shacab ah oo ku dhintay weerarka.

Ad

Kenya iyo Alshabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalka. Alshabaab ayaa sheegtay  inay dishay 57 askari oo Kenyaan ah, halka Kenya ay beenisay iyagoo sheegatay inay baacsatay Alshabaabkii soo weeraray xerada qasaare lixaad lehna gaarsiiyay.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON