Wednesday, May 1, 2024

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha cusub eee Baarlamaanka oo doortay Guddoomiye iyo xubno kale [Akhriso]

Guddiga cusub ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la magacaabay ayaa kulankoodii ugu horeeyay galabta yeeshay iyagoo doortay Gudoomiye, Ku xigeen iyo Xoghaye.

Guddiga Doorashada oo ka kooban 15 Xildhibaan kulan ay ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ayaa xildhibaan Nuur Iidow Beyle u doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaa guddoomiye ku xigeen loo doortay xildhibaan Sahro Cabduqaadir halka xoghayaha Guddiga loo doortay Xildhibaan Xassan Cali Maxamed.

Kulanka Guddiga Doorashada waxaa goobjoog ka ahaa ku-simaha Gudoomiyaha Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey, Ku-xigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad iyo xildhibaanno ka mida Maamulka Baarlamaanka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON