Wednesday, May 1, 2024

Faafhaahinta Dil khaarijin ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal khaarijin ah uu ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

Dabley hubewysan ayaa toogasho ku dishay askari ka tirsan Ciidamada Hay’adda Nabadsuggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) , askariga laga qaatay qorigii uu watay dilkiisa kadib.

Dilkan ayaa ka dhacay Isgoyska SOS, wuxuuna askarigu marayay wadadda xilli ay weerarren Dabley bistoolado ku hubeysnaa, kadibna ay baxsadeen markii uu geeriyoodeen iyagoo hore u qaatay qorigii uu watay.

Ad

Ciidamada amniga ayaa gaaray goobta falka ka dhacay, iyagoo halkaasi ka sameeyay baaritaan aan cidna lagu soo qaban.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON