Tuesday, April 30, 2024

Diyaarad rakaab oo ku dhacday dalka Iiraan iyo Wararkii ugu danbeeyay qasaaraha ka dhashay

Sida ay sheegeen wararka laag helayo dalka Iiraan Diyaarad Rakaab ayaa ku dhacday bartama dalkaasi, iyadoo siday dad gaaraya 65 Qof.

Diyaaradda oo warkeeda goor dhoweyd soo baxay ayaa la sheegay inay ka  duushay magaalada Tehran ee caasimadda dalkaasi, iyadoo ku sii jeedan magaalada kaleee Yasuj, markii laga waayay isgaarsiinta lagula xiriiro, waxayna kadib ku dhacday buuraha Semiron.

Diyaaradda ayaa ku dhacday Magaalada Semirom ee Gobolka Isfahaan, waxaana socda gurmadka loogu jiro in lagu gaaro diyaaradda, iyadoo la sheegay inay ka mid tahay diyaaradihii ugu danbeeyay ee Iiraan ay kasoo iibsatay Yurub.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON