Wednesday, May 1, 2024

DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliya: “Somaliland waxay ka mid tahay qorshaha Hiigsiga cusub”

Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Xasan  Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Maamulka Soomaaliland uu ka mid yahay  qorshey ay Soomaali oo dhan saameynaysa isla markaana Somaliland ay ku jirto, qaab kasta oo suuragal ahna ay kula xiriiri doonaan.

xasansh

Wuxuu intaas ku daray inay doonayaan inay fududeeyeen qaab kasta oo lagu gaari karo codka qofka Soomaaliga ah ay ka shaqeynayaan, hadiise ay dhacdo in wax la isku fahmi waayo ay dib u dhigayaan si ay mar kale xal uga gaaraan.

Ad

Madaxweynaha ayaa ka hadlayay furitaanka shirkii wadatashiga ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamulada dalka ka jira.

DHAGEYSO CODKA XASAN SHEEKH

Goobjooge.com

- Advertisement -

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON