Tuesday, April 30, 2024

DHAGEYSO: Guddoomiye Gobol ka tirsan Puntland oo aqoonsiga kala noqday dowladda Federaalka

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar C/laahi Faraweyne ayaa sheegay inaysan jirin wax ay aqoonsan yihiin oo dowlad Federaal ah, waqtigeeduna uu dhammaaday.

Ninkan oo uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ku dhawaaqay inay isku mid yihiin oo aanay sumad kala lahayn Daacish, Alshabaab iyo Galmudug. Isagoo ku hanjabay in arrinta Qandalla ay tallaabo degdeg ah ka qaadi doonaan maalinta beri ah.

faraweyneIna Faranweyne ayaa sheegay in dowlad Federaal ah aysan jirin, Xasan Sheekha waqtigiisu dhammaaday, wuxuuna doonayaa ayuu yiri inuu Soomaaliya dib ugu celiyo dagaalkii 1991.

Ad

DHAGEYSO FARAWEYNE

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON