Wednesday, May 1, 2024

DEGDEG: Ninkii ka danbeeyay Qaraxii Hotel Jazeera oo la aqoonsaday

Wararka laga helayo laamaha ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la aqoonsaday ninkii ka danbeeyay qaraxii weynaa ee shalay lala beegsaday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo qasaare badan dhaliyay ayna ku dhinteen 15 ruux, 50 kalena dhaawacyo ka soo gaareen.

Jazeera03

Sakaariil ajanbi ah oo baaraya burburkii haraaga ninka is qarxiyay ayaa ilo ku dhow hay’adda Nabadsugidda u sheegay in ninka qaraxa geystay uu ahaa Soomaali heysta dhalashada dalka Jarmalka oo la sheegay inuu magaalada Bonn ee  dalka Jarmalka ka yimid.

Ad

Weli waxaa socda baaritaanka ay wadaan hay’adaha nabadsugidda reer galbeedka ee taageera ciidamada nabadsugidda Soomaaliya. Khabiirta waxyaabaha qarxa ku takhasusay ayaa fadhi ku leh magaalada Muqdisho oo si qarsoodi ah uga howlgala.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON