Wednesday, May 1, 2024

DEGDEG: Haweeney ka mida nadiifiyeyaasha Gobolka Banaadir oo toogasho lagu dilay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in haweeney ka mida haweenka nadaafadda Gobolka Banaadir toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.

Haweeneydan oo ahayd hooyo u shaqeysata caruurteeda ayaa lagu magacaabi jiray Shamso Xaaji, waxaana dabley hubeysan ay goor dhoweyd ku dileen degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Dilkan naxdinta leh ayaa imaanaya iyadoo magaalada Muqdisho ay ku sii badanayaan falalka khaarijinta dadka shacabka ah ee nugul iyo masaakiinta.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON