Tuesday, April 30, 2024

SAWIRRO CAJIIB AH: Dabaaldegii guushii Ilhaan Cumar ee Kalsan Restaurant, Minneapolis

Ilhaan Cumar oo ah haweeney Soomaaliyeed ayaa guul la yaab leh oo taariikhi ah kasoo hoysay doorashooyinkii xisbiga dimoqraadiga ee iyadoo qarka u saaran in  doorashooyinka Novembar ay noqoto mudane ka tirsan Golaha wakiilada Mareykanka, kadib markii ay noqotay musharax xisbiga ee Dimoqraadiga ee golaha wakiilada Minnesota.

Dabaaldeg ay ka muuqado farxad oo dadka qaarkii ay la ilmeeyeen ayaa ka dhacay xarunta doorashada waxaan sawirradan cajiibka qaaday weriyaha sawirada Chris Juhn oo tegay baarka Kalsan ee magaalada Minneapolis.

DAAWO SAWIRRADA

Ad

ilhanomar17

ilhanomar15

ilhanomar14

- Advertisement -

ilhanomar13

ilhanomar12

ilhanomar11

ilhanomar10

- Advertisement -

ilhanomar09

ilhanomar08

ilhanomar07

ilhanomar06

ilhanomar05

ilhanomar04

ilhanomar03

ilhanomar02

ilhanomar01

Chris Juhn

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON