Wednesday, May 1, 2024

DAAWO SAWIRRO: Itoobiya oo dhoweyntii ugu weyneyd u sameysay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga madaxweyne Farmaajo waxaa garoonka Addis ababa ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Haile Mariam Deslegn  iyo madaxweynaha maamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Soo dhoweynta oo ahayd mid aad weyn oo aan hore loo arag ayaa lagu maamuusay qaabka madaxda dalalka waaweyn, waxaana la sheegay inuu Farmaajo joogi doono Addis ababa muddo laba maalmood ah, isagoo wadaahdal la yeelan doona madaxda dalka Itoobiya.

Ad

DAAWO SAWIRRO

This slideshow requires JavaScript.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON