Tuesday, April 30, 2024

Alshabab oo dagaal rogaal celin ah kula wareegtay Ruunirgood & Qasaare soo gaaray ciidamada dowladda

Kooxda Alshabaab ayaa dagaal kedis ah oo rogaal celin ah kula wareegtay degaanka Ruunirgood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo shalay lagala wareegay.

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa dhowr jiho kasoo weeraray degaanka Ruunirgood, waxaana  saaka waxaa dagaal xoog leh ku soo qaaday Al-shabaab, iyagoo qasaare weyn u geystay ciidamada dowladda oo wararku sheegayaan in askar badan looga dilay.

Al-shabaab ayaa si buuxda ula wareegeen, iyagoo ka taagay calankooda, Ciidamada dowlada ayaa la sheegay in awood looga saaray degaanka oo ay tageen meel 10KM u jirta Ruunirgood.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON