Wednesday, May 1, 2024

Alshabaab oo sheegatay inay 60 askari ay ku dishay weerarkii Af-urur ee duleedka Boosaaso

Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka sheegatay weerar culus oo ay saaka ku qaadeen saldhig ku yaalla duleedka magaalada Boosaaso  ee maamulka Puntland.

Afhayeenka howlgallada Alshabaab ayaa sheegay in in dagaalka oo socda ay ku dileen 61 askari oo ciidamada Puntland ka tirsan, isla markaana ay ku qabsadeen 16 Gaari.

Wuxuu intaas ku daray inay la wareegeen saldhigga ayna baacsadeen ciidamadii ku sugnaa, sida lagu baahiyay warbaahinta Alshabaab.

Ad

Dagaalkan oo ahaa kii ugu weynaa ee Alshabaab ku qaado saldhig ay leeyihiin ciidamada Puntland ayaa wararkii ugu dambeeyay sheegayana in ciidamada Puntland ay dib ula wareegeen saldhigga kadib markii ay saacado heysteen dagaalyahanadda Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON