Wednesday, May 1, 2024

AKHRISO: Qoraal Dowlada Jabuuti kasoo saartay Dacwadii kala dhaxeysay Shirkadda Dp World

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inaysan aqoonsaneyn xukunkii kasoo baxay Maxkamadda London ee dhexdhexaadinta Caalamiga ah, kaasoo ku saabsanaa dacwad ay dowlada Jabuuti ku soo oogtay Shirkadda Imaaraadka Carabta ee DP World.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Jabuuti ayaa lagu caddeeyay in dowladda Jabuuti ay baabi’isay heshiiskii ay kula jirtay shirkadda DP World ee maamulka iyo Saamiga dekadda Dooraale, kaasoo labada dhinac ay wada galeen sanadkii 2006.

Jabuuti waxay sheegtay inaysan u hoggaansameynin, wax aan jirrina kasoo qaadeyso go’aanka maxkamadda caalamiga ah ee dhexdhexaadinta London, kaasoo aan lagu dhisin xaqiiqo, isla markaana dhinacooda waxba laga weydiin.

Ad

Dowladda Jabuuti ayaa heshiiskaasi sheegtay inuu wax u dhimayo madax bannaanineeda isagoo diidaya in dekado kale laga dhisi karo dalkaasi.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON