Tuesday, April 30, 2024

AKHRISO: Magacyada Guddiga Doorashada 2016 ee heer Federaalka oo dhameystiran

Guddiga doorashada 2016 ee heer federaal ayaa lagu magaacabay wareegto kasoo baxday  xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo guddiga oo ka kooban 22 xubnood ay ku jiraan wasiiro xukuumadd ka tirsan iyo kuwo ka socda maamul Goboleedyada dalka kaa jira.

Magacyada Guddiga oo dhameystiran hoos ka akhriso

XUKUUMADDA SOOMAALIYA WAXAA KA TIRSAN

Ad

1-Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Wasiirka Arrimaha Gudaha
2-Maxamed Jaamac Mursal, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
3-Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen, Wasiirka Dastuurka
4-Sahra Maxamed Cali Samatar, Wasiir haweenka & Xuquuqda insaanka
5-Maxamed Cabdi Xayir, Wasiir Warfaafinta

WASIIRADA MAAMUL GOBOLEEDYADA
6-C/weli XErsi Cabdulle , Wasiir Puntland
7-Saadiq Abshir Garaad , Aqoonyahan Puntland
8-Aadam Ibraahim Aw-xersi , Wasiir Jubaland
9-Cabdicasiis Shiikh Xuseen Dayib, Aqoonyahan Jubbaland
10-Cabdiraxmaan Aadan Sate , Wasiir Koonfur Galbeed
11-Maxamed Cabdi Nuur, Aqoonyahan Koonfur Galbeed
12-Xuseen Qaasim Yuusuf , Wasiir Galmudug
13-Cabdulaahi Salaad Yarow, Aqoonyahan Galmudug
14-Axmed Maxamed Siciid, Somaliland
15-Fardowsa Maxamed Ducaale , Somaliland
16-Aamina Cabdulaahi Dheerow, Gobolka Hiiraan
17-Raaxo Maxamed Janaqow, Gobolka Sh/dhexe.

AQOONYAHANADDA

- Advertisement -

18-Saalax Axmed Jaamac , Aqoonyahan
19-Maxamed Kaynaan , Aqoonyahan
20-Nafiisa Geedi Santuur, Aqoonyahan
21-Cabdiraxmaan Xaashow , Aqoonyahan
22-Barlin Cadami , Aqoonyahan

Guddiga doorashada ayaa ka kooban 22 xubnood, 5 ka mida waa wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, min Laba xubnood oo wasiir iyo aqoonyahan ah waxay ka yimaadeen Maamul Goboleedyada. Somaliland waxaa loo qoray labo qof. Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, midkasta Hal xubin ayaa u qoran. 5  kale waa Aqoonyahano ay soo xuleen madaxada dowladda Soomaaliya.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON