Wednesday, May 1, 2024

Abshir Bukhaari oo markii ugu horeysay amaan & bogaadin u jeediyay Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa amaan iyo bogaadin aan looga baran u jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Isagoo qoraal soo dhigay baraha bulshada ayuu guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ku yiri: “Waxaan ku bogaadinayaa madaxweyne Farmaajo faragelintii uu ku sameeyay is mari waagii siyaasadeed ee taagnaa..”.

Abshir Bukhaari oo hormuud u ahaa xildhibaannada labada Aqal ee sida weyn uga horjeeday hoggaanka madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay guddoonka Golaha shacabka inay wadajie u shaqeeyaan si looga gudbo kala qeybsanka, xalna looga gaaro khilaafaadka u dhaxeeya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON