TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka [Muqdisho]

0

Musharixiinta u tartamaya jagooyinka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya waxay kala yihiin:

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD:

1.Faarax Sheekh C/qaadir

2.C/weli Ibraahim Muudey

3.Khadiijo Maxamed Diiriye

4.Siciid Xuseen Ciid

5.Jeylaani Nuur Iikar

6.Khaalid Macow C/qaadir


GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD

1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.

2.Mahad Cabdalla Cawad.

3.Burhaan Aadan Cumar.

4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)

5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.

6.C/wali Maxamed Qanyare.

7.C/laahi Goodax Barre.

8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.

9.C/wali Ibraahim Aadan(Ibbi)

10.Maryan Axmed Haaruun