Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay OLOLAHA GURMAD QARAN [Daawo Sawirro]

0

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa furay OLOLAHA GUDMAD QARAN oo lagu doonayo in loogu gurmado dadka abaaraha ku habsadeen ee Soomaalida.

Xaflad ka dhacay magaalada Muqdisho oo loogu yeeray Ganacsatada ayuu Ra’iisal wasaaraha ka sheegay inuu furay barnaamijka Gurmad Qaran iyadoo ay jiro baahi aad u badan oo dad badan oo Soomaali ah ay halis ku jirto noloshooda.

Ganacsarada ayuu ka codsaday inay hormuud noqdaanm wuxuuna yiriL “Maalin haddii la idiin baahan yahay, maanta mar la idinkaga baahi badan yahay ma jirto”.

Waxaa kulanka looga dhawaaqay Gurmadka Qaran ku sugnaa Guddiga Gurmadka iyo xubno ka tirsan wasirada xilka sii haya.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Goobjooge.com