SAWIRRO: Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo lagu soo daadiyay Garoonka Muqdisho

Qeyb kale oo ka mida Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.

Diyaarad siday 45 qof oo Mareykanka laga soo tarxiilay isla markaana ay wadeen saraakiil Mareykan ah ayaa lagu soo daadiyay garoonka Muqdisho, waxaana si qasab ah looga soo qaaday Mareykanka iyagoo gacmaha ka xiran.

Dadkan ayaa markii la keenay garoonka Muqdisho sheegay inaysan cidna ka garaneyn magaalada oo muddo hore ugu dambeysay, qaarkoodna aysan cidna u joogin magaalada.

Ad

DAAWO SAWIRRO


- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version