Dowladda Somaliya oo xaqiijisay inay soo iibsatay Diyaarado Helikobtar ah iyo Hub…

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u xaqiijisay inay soo iibsatay Diyaaradaha Helikobtarka iyo Hubka culus ee Gantaalaha oo hore ugu adkaa cunaqabateynta saaran awgeed.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa shaaciyay in Dowladda Soomaaliya oo ka faa’iideysaneysa sida loo fududeeyay xayiraadda Hubka inay u suuragashay inay soo iibsato Diyaaradaha Helikobatarrada iyo Hubka Culus ee waaweyn sida Qoriga ZUU iyo madaafiic kale.

Xuseen Sheekh Cali ayaa oo ka hadlayay Barnaamij su’aalo lagu weydiiyay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay hadda soo iibsan karto Hubka Waaweyn, balse xayiraadda oo weli jirta ay dalal badan ka caga jiidayaan inay si toos ah hub u siiyaan ama uga iibiyaan.

Ad

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo dowladda Federalka ay muddo dheer ku howlan tahay diyaar garowga wejiga labaad ee dagaalka Alshabaab oo dhowaan bilaabanaya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version