SAWIRRO: Shacabka Boosaaso oo isugu tegay Badbaadinta Doontii caarisay & dhismaha Dekad KMG ah oo socda

Qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Boosaaso ayaa isugu tegay badbaadinta Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, kadib markii maamulka dekadda ay u diideen inay ku soo xirato.

Doontan oo siday qalab iyo agba kala duwan oo lagu qiyaasay lacag ku dhow 9 Milyan oo Doolar ayaa waxaa  u gurmaday ganacsato iyo dadweynaha magaalada Boosaaso oo aan u kala harin, waxaana socda dhismaha dekad KMG ah oo gaari karta Doonta weyn ee caarisay si looga soo rogo badeecadda saaran.

Dadaalka ayaa weli socda iyadoo Doonta loo jiro ilaa 50M oo ah qeybta ugu adag, waxaana si xoog leh u socda dadaallo aan loo kala harin oo ku saabsan sidii hantida Soomaaliyeed ee saaran Doonta loo badbaadin lahaa.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version