Wasiirka cusub ee Warfaafinta Soomaaliya Xukuumadda Somalia oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay [Sawirro]

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ee dhowaan xilka loo magacabaya Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib markii xilkan loo magacaabay dhowaan.

Daahir Geelle oo ahaa safiirka Soomaaliya u jooga Boqortooyada Sacuudiga  ayaa xilkaasi banneeyay, iyadoo safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga ay ku biirtay safaaradaha ay safiirka lahayn oo hadda gaaray 13.

Wasiirka waxaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta. Waxaa la filayaa in dhowaan la dhaariyay, isla markaana uu xilka la wareego, iyadoo isla xilkan kasoo qabtay dowladii Sheekh Shariif.

Ad

Xaflad soo dhoweyn ah oo wasiirka loo sameynayo ayaa caawa ka dhacaey magaalada Muqdisho, iyadoo wasaaradda warfaafinta ay wasiir la’aan ahayd ilaa bishii Janaayo ee sanadkan 2018.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version