Wafdigii dowladda ee tegay Beledxaawo oo sheegay in 790 Guri ay Kenya ku darsaday dhulkeeda

Wafdigii dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo laabtay Gobolka Gedo ayaa sheegay in Silliga ay Kenya marineyso xuduudka uu dhinaceeda mariyey guryo ay Soomaalida leedahay oo ku dhow 100 Guri.

Senator C/llaahi  Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka mid ahaa wafdiga tegay Beledxaawo ayaa kulankii Aqalka Sare ee maanta ka sheegay in waxgaradka iyo Odayaasha Beledxaawo ay wafdiga u sheegeen in ilaa 790 Guri oo ay leeyihiin Soomaaliya ay gudaha Kenya galeen.

Silliga ay Kenya ka dhiseyso magaalada xuduudka ku taalla ee Beledxaawo ayaa la dhisay ilaa 6 KM isagoo socda Webiga ilaa magaalada Beledxaawo afkeeda, waxaana Senator Fartaag uu sheegay in dhulkaasi aanu ahayn dhulkii hore Kenya uga tirsanaa, basle uu yahay dhulkii ay deganaayeen Soomaalida Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version