Siciid Deni oo ku dhawaaqay Xilliga Dorashada Qof iyo Cod ee Golayaasha Degaanka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay xilliga ay dhici doonto Doorashada tooska ah ee Golayaasha degaanka Puntland.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland maanta 12 March 2023, aya lagu caddeeyay Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland.

“Waxaa si rasmi ah loo asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland oo laga dhigay maalinta Khamiista ah ee 25-05-2023” ayaa lagu yiri wareegada Madaxweynaha Puntland.

Ad

Xeerkan ayaa dhaqan galey isla maanta oo uu saxiixay Madaxweynaha Puntland. Waxaa xusid mudan in xisbiyada siyaasadeed ee Puntland qaarkood ay ka horjeedaan Doorashad Qof iyo Codka ah ee uu wado Madaxweyne Saciid Deni.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version