Qarax ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay deganka Xaawo Cabdi, gaar haan inta u dhaxeysa Xaawo Cabdi iyo Lafoole.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qeyl ka mida caasimadda ayaa waxaa lala beegaday Gaari yar oo nooca CARIB ah, iyadoo qaraxa loo maleynayo inuu ahaa miino wadadda dhinaceeda la geliyey oo lagu qarxiyey Gaarigan.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in qaraxa uu geystay qaseare, ayna ku dhinteen afar qof oo la socday gaariga iyo waxyeello kasoo gaartay dad goobta ka dhowaa. waxaana la garan waayey meydadka dadka ku dhintay qaraxa.

Ad

Alshabaab ayaa si weyn u kordhisay weerarrada ay u adeegsato miinooyinka, waxaana weli soo baxaya faahfaahinta ku saabsan qaraxan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version