Musharax aan lala tartamin oo kusoo baxay Kursigii uu banneeyay Agaasimaha NISA

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka dhacday doorasho aan lagu tartamin oo xildhibaan cusub loogu soo xulay kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee tirsigisu yahay HOP#147.

Waxaa kursigan kusoo baxay lyaas Sheikh Axmed Ibraahim, kadib markii ay tartanka isaga hartay haweemey musharax ahaan loo diyaariyay oo la tartami lahayd, laguna magacaabo Aamino Tahliil Warsame.

Gudoomiyaha gudiga KMG ee Doorashada kuraasta ka dhiman Baarlamaanka 11-aad ayaa ku dhawaaqey in ergada Cod gacan taag ah oo dhan 86-xubnood kalsooni ku siiyeen Musharax Ilyaas Sheikh.

Ad

Kursigan waxaa baneeyay agaasimaha NISA mahad Salad oo hadda taageersanaa musharaxa kusoo baxay, waxaana hore loo sii ogaa natiijadiisa. (Halkan ka Akhriso).

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow
Exit mobile version