Midowga Yurub oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya & Madaxweynaha oo qaabilay

Midowga Yurub oo ka mida ururada sida weyn ugu lug leh  arrimaha Soomaaliya ayaa soo safiir cusub u soo magaaabay Soomaaliya.

Magacaabidda safiirka cusub Verinoque Lorenzo ayaa ka dambeysay kadib markii safiirkii hore uu waqtigiisa dhammaaday. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Midowga Yurub ay u soo magacaabeen Soomaaliya.

veronique-lorenzoMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha ayaa waxay sheegtay in ay farxad tahay in Midowga Yurub Soomaaliya u soo magacaabaan Danjire cusub.

Ad

Danjiraha cusub waxay dhankeeda balan qaaday inay  la imaan doonto waqabad wanaagsan, oo ku aadan Howlaha Midowga Yurub ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya, ayna sii xoogjin doonto xiriirka labada dhinac.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe waxa ay waday qorshe ku aadan, sidii ay si toos ah ula wareegi laheyd Howlaha Mashaariicda ah ee Midowga Yurub ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version