Guddiga Doorshada Hirshabeelle oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen (Akhriso)

Guddiga Doorashada Heer maamul Goboleed ee Maamulka Hirshabelle ayaa maanta doortay guddoonkooda, iyadoo ahaa guddigii ugu danbeeyay.

Doorashadda oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kala ah: Axmed Xasan Diini iyo Aamina Cabdulaahi Cusmaan, waxaana ku guuleystay xilka Axmed Xasan Diini oo helay 10 cod, halka Aamina Cabdulaahi ay heshay cod qura.

Xilka Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashadda Hirshabelle waxaa Xaliimo Maxamed Cusmaan oo aan lala tartamin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version