DHAGEYSO: Wixii dhex maray Odayaasha Hiiraan iyo Wafdigii IGAD ee booqday Beledweyne

Afhayeenka odayaasha dhaqanka Hiiraan Ugaas Cali Ugaas Muxumed Shafeec ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii dhex maray iyaga iyo wafdigii IGAD ee booqday magaalada Beledweyne.

Ugaaska ayaa sheegay in IGAD aysan dib ugu soo laaban doonin Beledweyne, loona sheegay in wixii ay qabaan ay muddo shan maalmood gudahood ah u sheegeen beesha caalamka oo saxaafadda la hadlaan sida uu yiri.

DHAGEYSO CODKA UGAASKA

Ad
https://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/07/IGAD-iyo-Duubabka-dhaqanka-gobolka-Hiiraan1.mp3?_=1

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version