Alshabaab oo Madaafiic ku weerartay Xarun uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka

Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegatay inay weerar madaafiic ah ku qaaday xarun uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka ee magaalada Buulo burte.

War ay faafisay warbaahinta Alshabaab ayaa lagu sheegay in Maleeshiyada Alshabaab Madaafiic ku garaaceen saldhidda degmada Buula barde ee Gobolka Hiiran, xilli uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada xoogga dalka General Odowaa Yusuf Raage.

Wararka ayaa sheegaya in Generaal Odowaa uu xalay ku hoyday saldhigga ciidanka dowladda ee magaalada Buuloburte, iyadoo aanu jirin wax war ah oo kasoo baxay dhinaca taliska ciidamada dowladda.

Ad

Lama sheegin qasaare ka dhashay weerarka ay Alshabaab sheegatay inay ku qaaday goob uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Milateriga Soomaaliya oo socdaal ku maraya Gobolka Hiiraan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version