AKHRISO SHAXDA: Aqalka Sare oo noqday Golaha Beelaha Waaweyn [Beesha 5aad oo Hal Senator kaliya ku leh]

Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa noqday Aqal ay ku midoobeen beelaha waaweyn ee Soomaalida iyadoo beesha Shanaad aanay meteleaad la shegi karo ku lahayn golahaasi.

Daraasad lagu sameeyay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in hal xubin oo qura ay kasoo jeedo Beesha Shanaad, taasoo xitaa xadgudub ku ah nidaamka awood qeybsiga 4.5 ee Soomaalidu wax ku qeybsato.

Qofka kalya ee Aqalka Sare ka mida oo kasoo jeeda Beesha Shanaad ayaa ah Senator Fartuun C/qaadir Karaama oo lagu soo doortay Jowhar, kana soo jeeda maamulka Hirshabeelle.

Ad

HOOS KA DAAWO SHAXDA SHABAKADDA WAKIIL

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version