KASHIFAAD: Maamulka Hay’addii Nabadsugidda & Sirdoonka Somalia ee NISA oo u gacan galay hal Shaqsi

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISa ayaa agaasime la’aan ah muddo ka badan, iyadoo uu xilka iska casilay agaasiihii Hay’addaaasi, isla markaana markaas ka hor xilalkii laga qaaday agaasime ku xigeenadii Hay’adda. NISA oo inta badan ku shaqeyn jirtay Agaasime iyo laba agaasime ku xigeen ayaa isbedel ku dhacay kadib markii uu xilkeeda qabtay … Continue reading KASHIFAAD: Maamulka Hay’addii Nabadsugidda & Sirdoonka Somalia ee NISA oo u gacan galay hal Shaqsi