Friday, March 28, 2025

Xulka K/Cagta Somalia oo Guul weyn kasoo hooyey is-araggii koowaad ee is-reebreebka Koobka Adduunka 2022

Xulka Kubada Cagta Qaranka Soomaaliya ayaa guul kasoo hooyey lugtii koowaad ee is reebreebka ciyaaraha koobka K/Cagta Adduunka oo sanadka 2022 lagu qaban doono dalka Qatar.

Ciyaartan oo dalka Jabuuti ku dhex martay xulalka Somalia iyo Zimbabwe ayaa qeybtii hore ku idlaatay barbardhac 0-0, waxaana qeybtii labaad daqiiqadii 87-aad u suuragashay in xulka Soomaliya uu helo Gool, waxayna ciyaartii kusoo dhammaatay 1-0 oo xulka Soomaaliya ay guushii ku raacday.

Lugta labaad ee labada xul ayaa ka dhici doonta magaalada Bulawayo ee dalka Zimbabwe, waxaana guusha xulka Somalia si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada iyadoo ay tahay guushii uu fiicneyd ee xulka Qaranka uu soo ka gaaro ciyaar heer caalami ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON