Saturday, October 12, 2024

Xukuumadda Somaliya oo ku dhawaaqday Qiimaha Xajka iyo Hal Shirkad oo ku guuleysatay..

Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qiimaha sanadkan 1444/2023 lagu aadayo Xajka oo muddo dheer la sugayey, kadib munaasabad Galabta ka dhacday Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Ra’iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay qiimaha Xajka sanadkan ay dadka Soomaaliyeed ku xjinayan oo laga dhigay $4,484.5 iyadoo hoos loo dhigay qiimihii snadkii hore o oahaa $5230.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo wasaaradiisa ay arrintan kasoo shaqeysay ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda, waxaana sidoo kale lagu dhawaaqay in Shirkadda Daallo Airlines ay ku guuleystay Duulimaadyada iyo Daabulka Xujeyda.

Ad

Qoraalka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa muujinaya inay adeega xajka ku tartmeen 356 shirakdooda ayna ku guuleysteen 75 shirkad, halka 10 shirkad Diyaaradeed oo ku tartamay Daabulka xujeda ay kasoo baxday shirkad kaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON