Sunday, December 8, 2024

Xukuumadda Somalia oo Wakiilka Midowga Afrika ka dalbatay inuu 48 Saac dalka uga baxo

RW Rooble oo qaaday tallaabadii ugu weyneyd, isagoo dalka ka eray wakiilkii Midowga Afrika

Xukuumadda Soomaaliya ayaa wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya u aqoonsatay inuu yahay shaqsi aan laga rabin Somaliya, iyadoo laba dalbaday inuu dalka uga baxo muddo 48 saacadood ah.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu yiri: “Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo”

Ad

Tallaabadan ayaa imaaneysa iyadoo in muddo ah wararku sheegayeen in Fransiecdo Madeira uu xiriir hoos la leeyahay Maxamed C/llaahi Farmaajo, ugana faa’iideysto xilka uu hayo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON