Sunday, April 27, 2025

Xukuumada Somaliya oo joojisay keenista Mooto-Bajaajta iyo Go’aano culus oo laga soo saaray

Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa laga soo saaray go’aano ku sabasan Nidaaminta Gaadiidka Mooto Bajaajta ee caasimadda Muqdisho.

Go’aannada oo ka kooban 5 qodob ayaa lagu gaaray fadhigii maanta ee Golaha Wasiirada oo uu guddoomiyay Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre, waxayna go’aannadaasi kala yihiin:

1- In laga bilaabo 1-da April 2023 la hakiyay soo dejinta Mooto Bajaajta, Mooto gaari iyo mootada Labada lug leh.

Ad

2- In 1-da April ilaa 30-ka April tirokoob lagu sameeyo Mooto Bajaajta, sidoo kale loo sameeyaa sumad gaar ah oo ah (A iyo B), iyadoo uu shaqada fulinayo maamulka gobolka Banaadir.

3- Inaan Ruqsada Leysinka wadista Mootada la siin karin qof da’diisa ay ka yar tahay 18 sano.

4- In laga bilaabo 1-da bisha May, 2023 la joojiyay bixinta taarikada la siiyo mootooyinka ilaa amar dambe.

- Advertisement -

5- Hirgelinta go’aanadan waxaa u xil saaranwasaaradda Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya, maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’addaha amniga dalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON