Xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka ugu jira beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) ayaa si buuxda u taageeray dagaalka ay Puntland kula jirto maamulka Puntland.
War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha Golayaasha dowladda Federaalka ku metela Degaanada Sool iyo Sanaag ayaa lagu sheegay inuusan jirin heshiis ay dadka degaannadaasi kula midoobeen maamulka Somaliland oo ku saabsan kala goy’nta qaranka Soomaaliyeed, iyadoo ku eedeeyay in maamulka Muuse Biixi uu xarig, caburin iyo dhibaato lagu hayo gobolka Sool, rabitaankooda dadkaasina yahay midnimada jamhuuriyadda Soomaaliya.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA