Tuesday, September 10, 2024

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Anan oo Geeriyooday

Waxaa goor dhow la shaaciyey inuu geeriyooday Xoghayihii Qaramada Midoobay ee hore Kofi Annan, kaasoo ku guuleystay biladda nabadda adduunka ee Nobel-ka.

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa geeriyooday isagoo 80 sano jir ahaa, wuxuuna ahaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaanka madow ah ee qabta jagada ugu sarraysa diblomaasiyadda Dunida, siagoo xilkaasi  hayey intii u dhaxeysay 1997 – 2006.

Kofi Annan ayaa ahaa Diblomaasi u dhashay dalka  Ghana, wuxuuna noqday mid ka mida shaqsiyaadka ugu caansan dunida ee soo maray Qaramada Midoobay.

Ad

Annan ayaa 8 April 1938 ku dhashay Magaalada Kumasi ee dalka Ghana waxaa uuna ku guuleystay sanadkii 2001 biladda Nabadda Nobel Peace Price, taasoo uu ku muteystay dadaalkiisii nabadeed.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON