Sunday, December 3, 2023

Xoghayihii Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo xilkii iska casilay iyo Sababta

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xoghayihii Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya uu xilkii iska casilay.

Xoghaye Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux ayaa la sheegay inuu istiqaaladiisa u gudbiyey Guddiga Joogta ee Golaha Shacabka, sida ay sheegeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka.

Is-casilaadda Xoghayihii Golaha Shacabka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux oo ugu sareeyey shaqaalaha Baarlamaanka ayaa la sheegay inay ku timid, kadib cadaadis uga yimid Guddoonka Baarlamaanka oo doonaya inay xubno cusub qaataan.

Ad

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo labadiisa ku xigeen ayaa tan iyo intii loo doortay guddoonka Baarlamaanka 11-aad waxay wadeen qorshe ay shaqaale cusub ku qaadanayaan, meeshana uga saarayaan shaqaalihii hore.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON