Monday, February 10, 2025

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya Dowladda Somalia & UN-ka.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antobio Guttares ayaa ku sii jeeda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo ka qeybgali doono shir madaxeedka Midowga Africa.

Xoghayaha guud oo magaalada New York ugu waramayey saxafiyiinta ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay inuu wakiil cusub u magacaabi doono dalkaasi.

Wuxuu intaas ku daray inuu dhowaan u diray magaalada Muqdisho ku xigeenkiisa arrimaha siyaasadda, isagoo caddeeyay in wadahadal miro dhal ah ay la yeelatay madaxda dowladda Somalia oo qaab cusub ay ku heshiiyeen, iyadoo dhowaan uu maagacaabi doono wakiil cusub.

Ad

Antonio Guterres ayaa caddeeyay in Soomaaliya ay horumar  ka gaartay arrimo dhowr ah sida dhaqaalaha, ayna Q/Midoobay taageereyso AMISOM si looga adkaado Alshabab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON