Saturday, May 17, 2025

XOG: Sheekh Mukhtaar Roobow oo Nairobi Shirar Qarsoodi ah kula leh Saraakiil Reer Galbeed ah [Akhriso]

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu safar qarsoodi ah ku joogo dalka Kenya, isagoo kulamo la leh saraakiil ajanbi ah.

Sheekha oo hore uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha Alshabaab ayaa heshiis aan  weli la shaacin kula jooga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Nairobi, isagoo halkaaso kulamo qarsoodi ah kula leh saraakiil reer Galbeed ah oo ay ka mid yihiin Mareykan.

Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa wata qorshe u gaara oo uu doonayo inuu kula dagaalamo Alshabaabka ku sugan degaanada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed  aanay ka hadlay maqaamka Sheekha uu leeyahay xilligan.

Ad

Wararka ayaa sheegay uin shirarka ka socda Nairobi waxaa Sheekh Mukhtaar Roobow ku wehliya  Taliyaha Nabadsugida Koonfur Galbeed oo la sheegay inuu la dhashay Muqtar Roobow Abu Mansuur.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON